Hagaaji noloshada
Haddii aad daneyneyso inaad rumeyso riyada oo aad gaartid hankaada. Kaalay aan daboolka kaga qaadno sirta iyo tabta ay u mareen kuwa heysto nolosha jeceshay, aan wax ku barno kuna howlgalino.
150+
15
marqaatiyaalka noloshooda badalay
nagu soo biirtay
Hagaaji Noloshada
Nagu soo biir si aqoonta, xirfada, tabta aad isku hagaajin laheen kugu barbaarino
Safarka isbadalka ka mid noqo
. Aan daaha kaga rogno si kuwa ka horeeyey nolooshada u hagaajiyeen riyadoodana u rumeeyeen
Hadda soo biir
Bar xirfadaha nolosha ee ka maqan, kuwa sabab kugu noqon karto dhaqaalo inaad tacabto
nala soo xiriir
buuxi foomka